Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Cudurka isku furanka iyo sida loo daweeyo

Waxaa maanta ka furmaya caasimada Kampala ee dalka Uganda shir caalami ah oo looga hadlayo cudurka haweenka ku dhaca ee isku furanka ama Fistula.

Dr. Hoodo Abokor Diiriye waxa ay ka mid tahay dhakhaatiirta qaybta dhalmada ee cisbitaalka guud ee Hargeysa.

Weriyaha BBC Axmed Saciid Cige ayaa wareystay wuxuuna ugu horreyn weydiiyay waxa uu yahay cudurka isku furanka.