Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gabar korneel ah oo ka tirsan ciidamada Soomaaliya

BBC-da waxa ay maalmahan eegi doontaa doorka haweenka ee caalamka.

Haweenka Soomaaliyeed sida kuwa kale ee caalamka kuma badna ciidammada. Haddaba dhibaatooyin noocee ah ayay dumarka askarta ah ee Soomaalida la kulmaan? Sua''ashaasi iyo kuwo kale ayaan u bandhignay Sakia Xuseen oo ah korneel hoggaamisa ciidammo boolis ah oo Muqdisho ka howlgala, waxa ay u warrantay weriyaha BBC Suheyba Maxamed Badqas.