Michael Sata, madaxwaynaha Zambia ee geeriyooday
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Madaxwaynihii Zambia oo geeriyooday

Lahaanshaha sawirka

Madaxwaynaha Zambia Michael Sata ayaa dhintay, iyaduu uu xilka hayo. Waxaa uu ahaa 77 jir. Faahfaahinta ku saabsan sida uu u dhintay lama oga, goobta in ay ahayd dibedda ama gudaha dalka. Waxaa la isla dhexmarayaa in Mr Sata uu xanuunsataa dhowr bilood. BBC ayaa dib u eegaysa noloshiisa