Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sawir gacmeedyo lagu soo bandhigay Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxa lagu soo bandhigay sawir gacmeedyo ay sameeyeen in ka badan sodon farshaxan yaqaan, kuwaas oo ka tarjumaya xaaladda Soomaaliya ay ku jirto maanta.

Sawiradan oo lagu soo bandhigay barxad ku taala xayndaabka garoonka diyaaradaha, ayaa waxa si isku mida u iibsanayay Soomaalida iyo ajaanib intaba.

Halkan ka dhagayso warbixinta Weriyaha BBC-da ee Muqdisho, Ibraahim Maxamed Aadan.