Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Munaasabad logu xusay afka Maay-ga

Waxaa dalka Canada ka dhacay xus loo sameeyay afka maayga oo inta badan looga hadlo qeybo ka mid ah koonfurta Soomaaliya.

Dadkii ka qeyb galay xuska ayaa sheegay in af Soomaaliga ay ka maqan yihiin shaqalo ku jira maayga.

Prof Maxamed Muqtaar oo ka mid ahaa dadka munaasabadaasi lagu xusayay afka maayga ka qeyb galay ayaa khadka telefoonka ugu warramay weriyaha BBC Xasan Cali Geelle.