Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxay ka wada hadlayaan Somaliland iyo deeqbixiyayaasha?

Magaalada Hargeysa, waxaa maalintii labaad galay shir ay leeyihiin deeqbixiyayaasha iyo Somaliland.

Shirka ayaa lagaga doodayaa mashaariicda ay Somaliland ka helayso waxa loo bixiyay NEW Arrangement.

Weriyaha BBC ee Hargeysa, Axmed Saciid Cige, ayaa muhiimadda shirkan iyo waxa looga hadlayo waxa uu ka wareystay Wasiirka Qorsheynta iyo Horumarinta Somaliland, Dr Sacad Cali Shire.