Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Nin la badbaadiyay kadib laba maalmood

Nin kalluumayste ah ayaa badwaynta laga soo badbaadiyay iyadoo uu laba maalmood ku dhaganaa shay markii doontiisu degtay.