Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shiikh Cali Wajiis oo ka hadlaya khilaafka

Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa wada dadaal lagu dhex dhexaadinayo dhinacyada khilaafka ka dhex taagan yahay ee Madaxweynaha iyo Raiisul Wasaaraha.

Haddaba khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Raiisul Wasaaraha Soomaaliya waxaannu ka eegeynaa xagga diinta iyo weliba doorka culimada Soomaalida uga aadan xallinta khilaafka madaxda Soomaaliya oo ah mid soo noq noqda.

Shiikh Cali Maxamuud Xasan (Shiikh Cali Wajiis) oo ka mid ah culimada waaweyn ee Soomaaliyeed ayaa waxaa ka warreystay sida ay u arkaan iyo doorkooda waxa uu yahay Farxaan Maxamed Jimcaale.