Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daadad khasaare gaystay oo Gaarisa ku dhuftay

Magalaada Gaarisa ee Gobolka waqooyi bari ee Kenya waxaa ka da'ay roobab mahiigaan ah kaas oo dhaliyay daadad khasaare gaystay, meelaha uu khasaaraha u gaytay waxaa kamid ah xarumo ganacsi oo kuyaala suuqa caanka ah ee Suuq mugdi loo yaqaano, Wariyaha BBC Bashka Jug soodhacay ayaa warbixintan Gaarisa ka soodiray.