Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

WFP oo yareysay raashinkii qaxootiga ku nool Kenya

Hay'adda cunnada adduunka ee WFP ayaa sheegtay in ay dhimayso boqolkiiba 50 raashinka ay siiso qaxootiga ku nool xeryaha Dhadhaab iyo Kakuma ee dalka Kenya. Raashin dhimidda ayaa bilaabmaysa 15/11/214. WFP ayaa sheegtay in aanay helin lacagihii deeqaha ahaa ee ay raashinka ku soo iibin jirtay. Axmed Warsame waa madaxa hay'adda UNHCR ee Dhadhaab, waxaa uu u warramay Maxamed Cabdiraxman.