Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Carruur badan oo maalin kasta u dhimata dhibaatooyin ka dhashay dhiciska

Markii ugu horreysay taariikhda, tirada carruurta u dhimata dhibaatooyinka ka soo gaara dhicisnimada ay ku dhashaan ayaa heerkii ugu sareysay gaartay.

Maalin waliba in ka badan 3,000 oo cunug ayaa u dhimata xanuunno ay ka qaadaan marka ay dhashaan iyaga oo aan gaarin shinkooda ama xilligooda oo aan la gaarin.

Dr Caasho Cumar Axmed (Caasho Kablow) waa dhakhtar qaabilsan cudurrada haweenka, kana howlgasha magaalada Muqdisho. Waxa ay u warrantay Suheyba Maxamed Badqas.