Shirka Soomaalida
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Madaxweyne Xasan oo ka hadlay shirka Copenhagen

Shirka caalamiga ah ee Soomaalida ayaa ka furmay Copenhagen, waxaana dadkii ka hadlay ka mid ahaa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.