Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Derbi jiif noloshiisa ku dabarto Hargeysa

Xuseen Mandela waa wiil derbi jiif ahaan jiray oo ku nool magaalada Hargeysa.

Xuseen waxa uu maalintii ka shaqeysan jiray kabo uu baalasho habeenkiina wax ayuu baran jiray.

Wiilkan ayaa wacyi galiya caruurta kale ee derbi jiifka ah si ay noloshaasi uga soo baxaan, sidoo kale waxa uu curayaa heeso la xiriiro noloshooda.

Xuseen Mandela ayaa horay ugu warramay weriyaha BBCda Axmed Siciid Cige, haddaba markale ayuu Cige ku laabtay wuxuuna kala sheekaystay isbadalka ku yimid noloshiisa, warbixintan ayuuna inooga soo diray.