Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dibedbaxayaal codsanaya Amni

Dibadbaxayaal ayaa isku soo baxay isla maalin ay dalka Kenya boqolaal dad ah ay u qaxeen xero military oo ku taalla Mandera iyadoo ay jirto cabsi laga qabo in maleeshiyada Islaamiga ah ee Al-Shabab ee xiriirka la leh Al-Qaeda ay weerar kale soo qaaddo, iyadoo maalintii Sabtida 28 qof ay al-Shabaab ku dishay bas ay saarnaayeen macalimiin.