sawir hore
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Mashaariic laga fulinayo Somaliland

Sanduuqa horumarinta somaliland SDF oo ay maalgeliyaan afarta dal ee Britain, Denmark , Norway iyo Holland ayaa markii ugu horeysay bilaabay mashaariicdiisii ugu horeeyay oo ah dhanka wadooyinka ee gobollada Saaxil iyo Awdal, kuwaas oo ay ku baxayso malaayiin doolar.

Bilowaga mashaariicdaasi iyo sida loo maamulo lacagta deeqda ah ee sanduuqaasi lagu soo shubo waxaa weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed saciid Cige uga waramay Wasiirka wasaaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Somaliland Dr Sacad Cali shire.