Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Somaliland oo ansixiyay guddiga doorashooyinka

Magaalada hargeysa, baarllamaanka somaliland ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay todobada xubnood oo cusub oo gudiga doorashooyinka Somaliland ah , kuwaasoo mudada xilkoodu yahay shan sano.

Weriyaha BBC Hargeysa Axmed Saciid Cige oo goob joog ahaa ayaa dareenkooda weydiiyay xubnaha la ansixiyay ee gudiga doorashooyinka qaarkood.