Nimco Buubaal
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wacyigelin: Caruurta ku dhimata foosha

Hargeysa iyo magaalooyin kaleba waxaa ka socda wacyigelin ku saabsan sidii loo yareyn lahaa caruurta ku dhimata xilliga foosha oo hooyooyinkuna u heli lahaayeen ummulisooyin xirfad leh.

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa wuxuu ka wareystay arintaasi iyo weliba sida dumarku u jecelyihiin inay helaan qof dumar ah oo dhakhtarad ah oo xanuunka haya u wada sheegan karaan Drs. Naciima Cabdirxmaan Buubaal