Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Somaliland oo laga billaabay wacyigelinta yareynta carruurta ku dhimata foosha

Hargeysa iyo magaalooyin kale waxaa ka socda wacyigelin ku saabsan sidii loo yareyn lahaa carruurta ku dhimata xilliga foosha oo hooyooyinkuna u heli lahaayeen ummulisooyin xirfad leh . weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa arrintaasi ka wareystay Dr Naciima Cabdirxmaan Buubaal.