Lugey bayskeli buuro ku fuulay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Video: Nin hal lug leh oo bayskeli buuro ku fuulay

Christian Haettich, waxaa uu qabaa hal gacan oo kaamil ah iyo hal lug oo kaliye, waxaa uuna bayskeli ku maray waddo buuralay ah oo ku taallo Yurub.