Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Buugga xuquuqda barakacayaasha

Duruufaha adag ee u gaarka ah dadka dalka Soomaliya gudihiisa ku qaxay oo intay ka carareen goboladoodii degay degaano kale ayey qaar ku nabadgaleen kuwa kalena waxaa ku dhacay tacadiyo.

Hadaba duruufaha nololeed ee dadkaasi waxaa buug ka qoray Axmed Maxamed Sh. Ibraahim( Ahmed Baardheere) oo muqdisho ku soo bandhigay buugiisa oo uu u bixiyey Xuquuqda Barakacayaasha Ha Baylihin. Ibraahim Maxamed Aadan ayaa Muqdisho ku wareystay