Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ku simaha jaamacadda SIMAD oo la dilay

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ay dabley hubeysan ku dileen ku simaha guddoomiyaha jaamacadda SIMAD oo lagu magacaabi jiray Ibraahim Maxamuud Xaamud. Dableydaasi oo aan la garaneynin ayaa waxaan wax ka weydiinay dilka marxuumka madaxa xiriirka dadweynaha jaamacadda SIMAD Cabdikariim Muxyidiin Axmed