Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Agaasime wasaarad oo muqdisho lagu xiray

Sii hayaha xilka wasiirka haweenka Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye ayaa cambaareysay qaabkii ay laamaha ammaanka u xireen xalay agaasimaha guud ee wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqda Bani'aadamka Maxamed Cumar. Wararka qaar ayaa sheegaya in xarigga agaasimaha uu ahaa amar ka soo baxay Xeer Ilaalinta iyo Hanti Dhawrka.