Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Barre Hiiraale: Madaxweyne ma magacaabi karo Madaxweyne

Image caption Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale)

Barre Aadan Shire (barre Hiiraale) oo ka mid ah dhinacyada isku haya maamulka Kismaayo oo BBC u warramay maanta ayaa ku gacanseyray go'aanka Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud, uu Axmed Madoobe ugu yeeray Madaxweyne.

Barre Hiiraale, wuxuu sheegay in go'aankaasi uu yahay mid khilaafsan dastuurka, isla markaana Madaxweyne aanu magacaabi karin Madaxweyne kale.