Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Kooxda Qeylo-dhaan

Guddoomiyaha Kooxda Fanka Qeylo-dhaan oo la aasaasay 2009-kii kaddib weerarkii lagu qaaday ardeydii ka qalin jabinaysay Hoteelka Shaamo, Cabdi Shire Jaamac (Cayaar-Jecel), ayaa ka soo laabtay caasimadda Soomaaliya ee Muqdishu oo uu booqday markii ugu horaysay muddo 25 sano ah.