Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Qaxooti Itoobiyaan ah oo Somaliland jooga

Somaliland waxaa ka diiwangashan in ka badan shan kun oo qof oo qaxooti Itoobiyaan ah.

waxaa kaloo jira dad muwaadinii ah oo gudaha Somaliland ku barakacay oo ku nool kaamam ku kala yaala magaalaayinka somaliland qaarkood.

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa u kuur galay xaaladda dadka qaxootiga ah ee ku sugan Hargeysa. Warbixintan ayuuna inooga soo diray.