Hal xiraalaha Afrika
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sheekooyinka ugu weyn Africa sanadkan

Waxay u aheyd Africa sanad dhacdooyin, balse adigu sideed u xusuusataa? Bal eeg lixdankan ilbiriqsi si aad u aragto hadii aad sheegi karto 20ka sheeko ee ugu sareeya qaaradda.

Halkan dhag sii: si aad u aragto qiyaastaada. Ogsoonow dhacdooyinka isuguma xigaan sida ay u dhaceen.