Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Qoraa diiradda saaray tacadiyada haweenka

Labaatankii sano ee la soo dhaafay, dumarka Soomaaliyeed ayaa waxaa la soo gudboonaaday dhibaatooyin noocya badan leh, haba ugu darnaadeen kuwa loo geysto xilliyada ay dagaaladu socdaan oo ay dhacaan kufsi.

Daahir Cumar Cali (Dayr) waa qoraa Soomaaliyeed oo dhowr buug ka qoray tacdiyada loo geysto haweenka Soomaaliyeed. Waxa uu u warramay weriyaha BBC-da Axmed Xaaji Xasan.