Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wareysi ku saabsan Heesha kabanka ee uu qaado Karoone

Aadan Xuseen Cabdi oo loo yaqaanno Karoone, waa fannaan caan ah oo heesa isla markaana kamanka tuma.

Wuxuu qaadaa heeso ku saabsan hablaha Soomaalida.

Weriyaha BBC Axmed Saciid Cige ayaa fannaanka ku wareystay magaalada Hargeysa.