Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Soomaaliya warbixinada laga filan karo 2015-ka

Halkan ka dhageyso barnaamij gaar ah oo ku saabsan warbixinada sanadka 2015-ka laga filan karo Soomaaliya oo uu idinla socodsiinayo Cabdifitaax Ibraahim Cagayare.

Barnaamijka waxaa ka qeybqaadanaya wariyayaasha BBC-da ee Ibrahim Maxamed Aadan iyo Axmed Siciid Cige, iyo khubaro ka faalooda arrimaha caalamka oo kala ah Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad iyo Cabdidaahir Maxamed Siraad.