Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waa sidee shaybaarada caafimaadka ee Somaliland?

Shir ay dhowaan yeesheen dhakhaatiirta ka howlgasha shaybaarada caafimaadka ee gobollada Somaliland, ayaa waxay ku doorteen hoggaan cusub.

Shaybaarka ayaa muhiim u ah caafimaadka bukaanka, haddii ay wax ka qaldamaanna waxaa khatar geli karta noolasha bukaanka.

Weriyaha BBC ee Hargeysa, Axmed Saciid Cige, ayaa warbixintan waxa uu inooga diyaariyay doorashada hoggaanka shaybaarleyda Somaliland iyo sida ay u shaqeeyaan sheybaarada.