Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Taariikhda Wasiirkii Kalluumaysiga

Hadaba Cismaan Cabdi Xassan, ayaa khadka taleefoonka Indonesia kula xiriirnay C/salaan cusmaan cabdi oo xoghayaha koowaad ee safaada somalia ku leedahay halkaasi oo marxuumka ka hor intuusan wasiirka noqon ay soo wada shaqeeyeen. Anigoo ugu horeyn weydiiyay inta uu ka yaqaan Marxuumka.