Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maalinta dimuqraadiyada caalamka

Maanta waxaa caalamka laga xusayaa maalinta loo asteeyay dimuqraadiyada.

Haddaba Soomaaliya maka jirtay dimuqraadiyad ka hor dagaalka sokeeye? Sidee loo maareeyey doorashooyinkii dhacay ka hor kacaankii? Maxaase la filan karaa sanadaha soo socda?

Weriyaha BBC Maxamud Cali ayaa su'aalahaas iyo kuwa kale waxa uu wediiyay Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare) oo horay u ahaa taliye sare oo ciidan, una soo joogay marxaladihii ay Soomaaliya soo martay, haatana ah guddoomiyaha cilmi-baarista badaha Soomaliyeed.