Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sarkaal sare oo al-Shabab ka baxay

Zakariya Ismaaciil Xirsi, madaxii hore ee mukhaabaraadka Al-shabaab oo 22-dii December sanadkii hore isa soo dhiibay ayaa ugu baaqey saaxibbadisii hore inay Al-Shabaab ka soo baxaan.