Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Warbixin ku saabsan Maktabadda magaalada Hargeysa

Maktabada Gaandi waa maktabada keliya ee ku taalla magaalada Hargeysa.

Hadaba sidee ardayda iyo dadka kale uga faa'iideystaan?

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa tegay xarunta maktabadda Gaandi oo warbixintan ku eegaya noocyada buugaagta taalla maktabadaasi, xilliyada ay furantahay iyo dadka ugu badan ee isticmaala maktabaddasi.

Image caption Gabdho ayaa ka mid ah dadka wax ku aqrista maktabadda oo imtaxaan isu diyaarinaya