Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Somali arday u badan oo Addis Ababa ka tahriibta

Dhibaatooyinka haysta Soomaalida ku nool Addis Ababa, waxaa ka mid ah tahriibka. Soomaali u badan ardey ayaa ka tahriibta Addis Ababa, iyaga oo sii mara Sudan, kaddibna Liibiya halkaa oo ay badda isku biimeeyaan. Haddaba dhibaatada tahriibta ayuu weriyaha BBC Maxamed Cabdiraxmaan Sheekh ka wareystay Mustafe Cabdullahi Xasan (Riyaale) oo ka mid ah maamulka sare ee mac-hadka Horn of Africa ee Addis Ababa.