Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Hanti-dhowrka Soomaaliya oo ballanqaadaya isla xisaabtan dhab ah

Xafiiska hanti-dhowrka Soomaaliya ayaa dhowaanahay waday olole baaritaano ah oo ay ku sameynayey xafiisyo kala duwan oo kuwa dowladda ka mid ah.

Hasayeeshe waxa soo baxaysay in su'aal la geliyey sharciyadda xafiiskan hanti-dhowrka inkastoo baarlamaanka ay dib ka ansixiyeen. Xafiiska waxaa lagu dhaliilaa in baaritaannada uusan si dhexdhexaad ah u sameyn.

Hadaba hanti-dhowrka guud ee Soomaaliya Dr Nuur Faarax oo shaqo u jooga magaalada Nairobi ayaa inagu soo booqday stuudiyaheenan BBC-da ee Nairoobi.

Halkan ka dhagayso waraysi uu la yeeshay weriyaha BBC-da Axmed Xaji Xasan