Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wareysi aan la yeelanay abwaan da' yar

Nageeye Cali Khaliif waa abwaan da’ yar oo ku nool magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Waxa uu leeyahay gabayo kala duwan oo qaarkood ay ka hadlayaan dhibaatadda tahriibka. Abwaan Nageeye ayaa sidoo kale barta jaamacadda, waxaana uu hadda jaamacadda Addis Ababa ka diyaarinayaa shahaadda master-ka. Maxamed Cabdiraxmaan ayaa kula kulmay Addis Ababa oo wareystay.