Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Doodda gudniinka haweenka

Image caption Gabar yar oo Soomaaliyeed oo la gudayo

Maanta waxay ku beegan tahay maalinta caalamku u aqoonsaday cirib-tirka gudniinka haweenka.

Haddaba barnaamijka doodda ee Waxay Ila Tahay wuxuu ku saabsan yahay dadaalka lagula dagaallamayo gudniinka Fircooniga.

Doodda oo ay ka qaybgalayaan, Saamiya Faraj-Allah Shiikh Nuur oo u ololeysa xuquuqul insaanka, Maryan Axmed Xarago oo ka tirsan hey'adda IIDA, Kalkaaliso Fowsiya Maxamed Ismaaciil oo ka hawlgasha Hargeysa, Deeqa Maxamed Diiriye oo la shaqeysa hey'adda caafimaadka UK ee NHS iyo Istarliin Ismaaciil oo ka socota dalka Holland, waxaa doodda u qaybinaya Farxaan Maxamed Jimcaale.