Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shirka Gudniinka Hablaha London

Filsan Cali iyo Idil Xasan oo ka mid ahaa ka qeybgalayaasha shirka gudniinka ayaa noo sharaxay heerka uu haatan ka maraayo UK gudniinka gabdhaha.