Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ganacsade Baladweyne Lagu dilay

Kooxo hubeysan ayaa maanta degmada Beledweye ee xarunta gobolka Hiiraan ku dilay ganacsade caan ahaa iyo nin ilaalo u ahaa. Maamulka degmada Beledweye ayaa Alshabab ku eedeyay dilka ganacsadaha la dilay.