Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ammaanka Garoonka diyaaradaha Hargaysa

Gegida dayuuradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa waxaa dhowaan loo dhamaystiray qalab casri ah oo lagu sugo ammaanka dadka rakaabka ah iyo shandadahooda iyo xataa gaadiidka soo gelaya xayndaabka cusub ee gegidaasi dhawaan loo sameeyay kaas oo dhan 13km oo iskuwareeg ah.

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa tegay gegidaasi oo u kuurgalay nidaamka cusub ee rakaabku maro laga bilaabo irida madaarka ilaa iyo dhoofida warbixiantan ayuuna nooga soo diray.