Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysiyada Safiirka EU ee Facebook iyo Twitter

Ma doonaysaa in aad toos su'aal u waydiisoSafiirka Midowga Europe ee Soomaaliya, Michele Cervone d'urso. Fadlan halka su'aalahaaga ku soo gudbi iyo sidoo kale bogga BBC Somali Twitter https://twitter.com/BBCSomali. Su’aalaha waxaa lagu soo gudbin karaa afka Soomaaliga iyadoo la adeegsanayo astaanta hashtag ‪#‎WaydiiSafiirkaEU‬ iyo luqadda Ingilishka ‪#‎AsktheEUAmbassador‬. Safiirka ayaa ku jawaabaya English, iyadoo dhagaystayaasha BBC Soomaali loogu soo gudbinayo afka Soomaaliga. Fadlan ka faa'iidayso fursaddan qaaliga ah oo waydii safiirka su'aashaada. Intii uu safiirku fursad u helo wuu ka jawaabayaa su'aalaha laga bilaabo 3-da galabnimo ama 9 saac ilaa 4:30 ama 10 saac iyo bar saacadda Africada bari. Mahadsanidiin.