Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Qarashka ku baxa Askariga US

Horumarka dhinaca military-ga iyo teknolojiyadda caafimaadka, ayaa saamayn xoog leh ku yeeshay dhaqaalaha dagaalka casriga ah.

Ciidamada, iyadoo ay ka baxayaan Afghanistan, ayaanu eegaynaa qiimaha dhabta ah ee ku baxa in ciidan la diro; qiimaha ku baxa qalabka askariga; intee ku kacaysaa mushaarka askariga, muddo intee la eg ayuu Maraykanku diyaar u yahay in uu bixiyo qarashka dagaalka uu ka fara dhaqday.