Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Barnaamijka teknoolojiyada casriga ah

Lahaanshaha sawirka
Image caption Muraayado Click

Waa barnaamijka toddobaadlaha ee farsamada casriga ah ee maanta caalamka ka socota.

Waxaan ku soo qaadnaa mar walba waxyaabaha ugu dambeeya ee laga soo saaro teknoolojiyada iyo horumarka adduunku ka gaarayo dhinacaas.