Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Abaar ka jirta Waqooyi Bari Kenya

Abaar ba'an ayaa laga soo sheegayaa deegaano ka tirsan gobolka Waqooyi Bari Kenya kaddib markii roobabkii dayrta aysan si wanaagsan uga da'in inta badan gobolka.

Deegaanada ay abaarta ku dhufatay waxaa ka mid ah deegaanka Dhertu oo ka tirsan Gaarisa.

Cabdi Cali Aw-Sahal oo ka tirsan golaha deegaanka Gaarisa ayaa uga waramay abaarta wariyaha BBC-da Bashkas Jugso Dhacay.