Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Muqdisho: Labo ruux ayaa ku dhaawacmay

Qarax ay maleegeen niman hubeysan oo lagu fashiliyay magaalada Muqdisho meel aan ka fogeyn hotel-ka Maka Mukaramah ayey labo ruux ku dhaawacmeen.