Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Soomaaliya oo ka qayb galaysa shirka dhaqaalaha ee Masar

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka mid ah madaxda caalamka ee ka qayb galaya shirka maalgashida dalka Masar ee ka socda magaalada Sharma Al-Sheekh.

Waddamada khaliijka oo iyaguna shirkaasi ka qab galayay ayaa waxa ay ku yabooheen dhaqaalo aad u badan.

Haddaba su’aasha la is weydiinaya ayaa waxa ay tahay Soomaaliya shirkaasi maxay ku soo kordhin kartaa?

Su’aashaasi iyo kuwo kale ayuu Faarax Lamaane u bandhigay afhayeenka xafiiska Madaxweynaha Daud Aweys.