Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dagaal Suuriya oo afar sano jirsaday

Afar sano ayaa ka soo wareegtay tan iyo markii uu kacdoonka hubeysan ka bilawday dalka Suuriya sanadkii 2011-kii.

Kacdoonkaasi ayaa waxa uu isu badalay dagaal ay ku dhinteen boqolaal kun oo qof.

Waxa soo baxay ururo tira badan oo mid walba uu doonayo in uu awooda la wareego, ururadaasi waxaa ka mid ah Daacish.

Haddaba waa sidee xaaladda dalka Suuriye, maxaase la filan karaa.

Dr Maxamed Maxamuud Raage waa bare jaamacadeed, isla markaasna ka faallooda arrimaha Carabta. Waxa uu u warramay Xasan Deeq Cabdullahi Haybe.