Madaxweynaha DDSI
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Cadbi Maxamuud Cumar: ONLF waa inay "liqaan" destuurka dalka

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa ku sugan dalka Mareykanka, isaga oo doonaya in uu dadka gobolkaasi ka soo jeeda ee Mareykanka ku nool ay maalgashi ku sameystaan gobolka.

Cabdi Maxamuud Cumar ayaa booqashadiisa iyo wadahadal la sheegay in dowladda Itoobiya ay la galeyso ururka ONLF waxa uu uga warramay weriyaha BBC Maxamed Xaaji Xuseen.