ONLF Abdi Mahdi
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Jawaabta ONLF: Cabdi Maxamuud lama socda wadahadallada

Ururka ONLF oo ka jawaabay shuruudaha uu wadahadallada ku xiray Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa sheegtay in madaxweynuhu uusan la socon halka ay marayaan wadaxaajoodku, oo iyagu ay masalaan shacabka Soomaalida Itoobiya.

Cabdi Mahdi, oo ah xoghayaha arrimaha dibedda ee ONLF ayaa waxaa uu arrintaasi uga warramay Cabdinur Sheekh Maxamad Isaaq.